Xisbiyada siyaasadda ee dalka ayaa baaq ka soo saaray xaalada siyaasadeed iyo Amni ee dalka, kaddib shir ay maanta ku yeesheen Muqdisho.

Xisbiyadan oo kala ah Himilo Qaran, Wadajir, UPD, Ilays iyo NDP oo maanta Madaxdooda kulan ku yeesheen Hoyga Madacweynihii hore Xasan Sheekh ayaa ku baaqay in doorashada dalka ay waqtigii loogu tala galay ku dhacdo, lagana fogaado muddo kordhin.

Halkan hoose ka akhriso War saxaafadeedka:-