Tifaftiraha Guud ee Jowhar.com Abdiaziz Golf ayaa wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC waxaa uu kaga hadlay arrimaha la xiriira wararka been abuurka iyo sida looga hortagi karo.

Abdiaziz Golf ayaa sheegay in qaababka looga hortagi karo wararka been abuurka ama war suuqeedka ay tahay in marka hore la hubiyo, la xaqiijiyo, isla markaana la turxaan bixiyo, inta aanay warbaahinta tabin.

Tifaftiraha Laanta afka Soomaaliya ee BBC-da C/llaahi Sheekh Cabdi ayaa ka wareystay Abdiaziz Golf arrimaha ku saabsan wararka been abuurka sida muddooyinka ay warbaahinta u tabiyaan iyo sida looga hortagi karo.

Halkan hoose ka dhageyso:

Tifaftiraha Guud ee Jowhar.com Abdiaziz Golf ayaa wareysi uu siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC waxaa uu kaga hadlay hubinta, xaqiijinta iyo turxaan bixinta war suuqeedka xilliyada qaar ay tabiyaan Warbaahinta

PubliƩe par Jowhar.com sur Mardi 30 avril 2019