Maamul goboleedka Jubbaland ayaa ka horyimid qoraal ka soo baxay wasaarada arrimaha gudaha dowlada federalka kaasi oo ahaa habraaca doorashooyinka maamul goboleedyada.

War Saxaafadeed ka soo baxay Maamulka Jubba ayaa lagu sheegay in qoraalkaas uusan waafaqsanayn dastuurka sidaa awgeedna ay xaq u leedahay maamulka Jubba inuu qabto doorasho xor ah.

Halkan ka aqriso qoraalka ka soo baxay Maamulka Jubbaland;