Qarax gaari oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay goor dhow ku qarxay agagaarka Hotel Muna ee degmada Xamar Weyne.

Wararka qaar ayaa sheegaya in gaariga qarxay la dhigay wadada dhinaceeda, gaar ahaan wada dhinac ka marta Hotelkii Muna.

Uuro iyo qiic ayaa la arkayay goobta qaraxa ka dhacay, waxaana la soo sheegayaa inuu jiro khasaare kala duwan.

La soco wixii warar ee ku soo kordha.