Guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle oo goordhow aqbalay Mooshin ka dhan Madaxweyne Waare

Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka HIrshabelle ayaa caawa u gudbiyay guddoonka Baarlamaanka Hirshabelle  mooshin  ka dhan ah Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare.

GUddoonka Baarlamaanka ayaa aqbalay mooshinka laga gudbiyay Madaxweyne Waare. Mooshinkan ayaa sida la  sheegay waxaa saxiixday inkabadan konton xildhibaan waxaana xildhibaanada saxiixay ay ku eedeeyeen Madaxweynaha Hirshabelle maxamed Cabdi Waare xil gudasho la’aan.

Akhriso Qoraalka Mooshinka