Xisbiga Ilays oo ka mid ah Xisbiyada siyaasadeed ee dalka ka jira ayaa soo dhoweeyay mowqifka dowladda Soomaaliya ka qaadatay go’aankii Kenya.

War saxaafadeed Xisbiga Ilays uu soo saaray ayaa lagu sheegay xiriirka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya uu yahay mid soo jireen ah, isla markaana loo baahan yahay in is afgaran waaga siyaasadeed lagu xaliyo jawi degan

Halkan ka akhriso war saxaafadeedka:-