SOMALI NEWS
Wasiir Fardawsa oo iska casishay xilkii ay ka heysay xisbiga JSP
May 04(Jowhar)Wasiirkii hore ee Duulista Hawada Soomaaliya Xil. Fardowsa Cismaan ayaa shaacisay in ay iska casishay xilkii ay ka haysay Xisbiga Caddaaladda iyo Wadajir...
Jadwalka doorashada dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir oo la shaaciyay
May 03(Jowhar)Â Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka Doorashooyinka Dowlad Gobolleedyada oo qeyb ka mid ah uu horay u shaaciyay...
The Minister of Information Extends Congratulations to Somali Journalists on World Press Freedom Day
The Minister of Information, Culture and Tourism of the Federal Government of Somalia, H.E. Daud Aweis Jama, extended his congratulations to the entire Somali...
Lafta-gareen oo sheegay inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee Koofur Galbeed
May 03(Jowhar) Hogaamiyihii hore ee maamulka Koonfur Galbeed C/casiis Laftagareen oo wareysi dhinacyo badan taabanaya siiyay Somali Stream ayaa sheegay inuu yahay M/weynaha sharciga...
Markab marayay xeebaha Yemen oo loo soo afduubtay xeebaha Soomaaliya
May 02(Jowhar) Markab marayay xeebaha dalka Yemen ayaa dabley hubeysan ay afduubteen iyagoo la soo aaday xeebaha dalka Soomaaliya.
Ilaalada xeebaha dalka Yemen ayaa sheegay...
Sports
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments