SOMALI NEWS
Cali Balcad oo beeniyay inuu u safray Isra’iil
Jun 21(Jowhar)-Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar "Cali Balcad" ayaa si cad u beeniyay wararka lagu faafiyay...
Wadahadallada Mareykanka iyo Iran oo ka furmaya maanta Switzerland
Jun 21(Jowhar)-Wadahadalo toos ah oo u dhaxeeya Mareykanka iyo Iran ayaa lagu wadaa in uu ka furmo dalka Switzerland inkastoo ciidamada Iran ay sheegeen...
Golaha Mustaqablka oo soo bandhigey doorasho toos ah oo ku meelgaar ah
Jun 20 (Jowhar)-Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed uu maanta soo saaray ku sheegay inuu taageerayo hannaanka doorasho ee ku-meel-gaarka ah (Transitional Direct Elections Model),...
Hoggaamiyaha Koofurgalbed Aadan Madobe oo wareejiyay xilka gudoomiyaha Golaha Shacabka
Jun 20 (Jowhar)-Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa ku yeeshay kulan aan caadi...
Shan qof lagu dilay duqeymo cirka ah oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Israel
Jun 20 (Jowhar)-Warbaahinta Dowladda Lubnaan ayaa soo warisay in Shan qof lagu dilay duqeymo cirka ah oo ay geysteen diyaaradaha dagaalka Israel.
Maalin uun ka...
Sports
Tech and Gadgets
- Advertisement -
Article
Latest Reviews
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments