SOMALI NEWS
Deni iyo Madoobe oo ciidamdii ugu badnaa usoo dirsaday magaalada Muqdisho
Feb 01(Jowhar)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta kusoo wajahan ilaalada madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubaland, iyagoo kasoo duulaya magaalooyinka Garoowe iyo Kismaayo.
Muuqaalo baraha bulshada lasoo dhigay...
XOG: Weerarka Mareykanka beri uu ku qaadayo dalka Iran iyo cida ka taageereyso
Jan 31(Jowhar)-Saraakiil sare oo ka tirsan milatariga Maraykanka ayaa ku wargeliyay hoggaanka dal xulafo muhiim ah la ah oo ay ku leeyihiin Bariga Dhexe...
Israel oo 12 Falastiiniyiin ah ku dishay duqeymo ay ka wado Qaza
Jan 31(Jowhar)-Ugu yaraan 12 qof oo Falastiiniyiin ah, kuwaas oo kala badhkood ay carruur yihiin, ayaa lagu dilay duqayn ay Israel ka fulisay waqooyiga Qasa...
Madaxweyne Xasan iyo madax kale oo ka dagay magaalada Jigjiga
Jan 31(Jowhar)-Abiye Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Gelle ayaa ka dagay magaalada Jigjiga.
Mas’uuliyiintan iyo xubno kale ayaa lagu casuumay ka qaybgalka xafladda...
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Hindiya oo ku kulmay Magaalada New Delhi
Jan 29(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali.
Ayaa maanta Magaalada New Delhi kulan laba-geesood ah kula...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments