SOMALI NEWS
Justin Davis oo loo Magacaabay Ku-simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Jan 15(Jowhar)-Dowladda Mareykanka ayaa Justin Davis u magacawday Ku-simaha Safiirka (Chargé d’Affaires, a.i.) ee Soomaaliya, tallaabadan oo lagu xaqiijinayo sii socoshada xiriirka diblomaasiyadeed ee...
Xisbiga Xaqsoor oo si weyn u taageeray go’aankii ka dhanka ahaa Imaaraatka
Jan 15(Jowhar)-Xisbiga Xaqsoor ayaa si buuxda u taageeray go’aankii Golaha Wasiirrada ee lagu baabi’iyay heshiisyadii dowladda Soomaaliya la gashay Imaaraadka Carabta, iyagoo ku tilmaamay...
Axmed Madoobe oo weeraray madaxweyne Xasan, kana hadlay xiisada Somaliland
Jan 14(Jowhar)-Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo ka hadlayay furitaanka kalfadhiga baarlamaanka ayaa sheegay in dawladnimadii Soomaaliya ay jid halis ah kusocoto, uma muuqato mid...
Turkiga oo ku baxay xalinta xiisadda Soomaaliya iyo Imaaraatka Carabta
Jan 14(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Turkiga, Hakan Fidan, ayaa maanta oo Arbaco ah booqasho rasmi ah ku tegaya magaalada Abu Dhabi ee Isu-tagga Imaaraadka...
Wasiiro ka tirsan xukuumada Soomaaliya oo u socdaalay Laascaanood
Jan 13(Jowhar)-Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa u ambabaxay magaalada Laascoonood ee caasimadda Dowlad Goboleedka Waqooyi Bari ee Soomaaliya.
Wasiirada Dowladda...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments