SOMALI NEWS
Madaxweyne Xasan iyo madax kale oo ka dagay magaalada Jigjiga
Jan 31(Jowhar)-Abiye Axmed, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ismaaciil Cumar Gelle ayaa ka dagay magaalada Jigjiga.
Mas’uuliyiintan iyo xubno kale ayaa lagu casuumay ka qaybgalka xafladda...
Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya iyo Hindiya oo ku kulmay Magaalada New Delhi
Jan 29(Jowhar)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali.
Ayaa maanta Magaalada New Delhi kulan laba-geesood ah kula...
Ajendaha shirka dowladda iyo Mucaaradka ee Muqdisho oo la ogaaday
Jan 29(Jowhar)-Guddiyada wada-hadallada Xukuumadda Federaalka & Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed oo shir farsamo ku leh caasimadda ayaa isku raacay in ajandayaasha shirka madaxda DFS &...
Taliyaha ciidanka Xoogga dalka oo loo magacaabay Jeneraal Ibraahim
Jan 29(Jowhar)-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magacaabidda Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga...
Ethiopian Airlines oo hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay waqooyiga gobolka Tigray
Jan 29(Jowhar)-Shirkadda diyaaradaha Ethiopian Airlines ayaa hakisay duulimaadyadii ay ku tagi jirtay waqooyiga gobolka Tigray, kaddib markii xiisad amni oo sii xoogaysanaysa ay ka...
politics News
Tech and Gadgets
Holiday Recipes
LATEST ARTICLES
Sponsored
Learn More







Recent Comments