Guddiga xalinta khilaaaadka doorashooyinka oo doortay guddoomiye cusub

Guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa guddoomoye u doortay Maxamed Cawil Warsame.

Maxamed Cawil ayaa ku guuleystay doorashada kadib markii uu is casilay Musharaxii la tartamayay Mustaf Macalin Cali.

Doorashadan ayaa timid markii uu xika ka qaaday Ra’⁷iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble guddoomiyihii hore ee guddiga xalinta khilaadka doorashooyinka iyo xubno kale oo ka tirsanaa guddiga.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More