Browsing Category
NEWS
NEWS
Xildhibaan ka tirsanaa Koofur Galbeed oo lagu dilay magaalada Muqdisho
April 27 (Jowhar.com)-Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dil xalay magaalada Muqdisho loogu geystay xildhibaan hore uga tirsanaa maamul goboleedka Koofur Galbeed.
Xuutiyiinta oo Gantaal ku dhufatay markab marayay Badda Cas
April 27 (Jowhar.com)-Ururka Xuutiyiinta Yemen ayaa aroornimadi hore ee Sabtida maanta ah sheegay, in ay gantaal ku dhufteen markab shidaal waday oo marayay Badda Cas.
Mudaharaadyada looga soo horjeedo dagaalka Qaza oo ku sii fidaya jaamacadaha Maraykanka
April 27 (Jowhar.com)-Mudaaharaadyo loogaga soo horjeedo weerarada ay ciidamada Israa'il ku hayaan magaalada Qaza islamarkaana ku baaqaya in jaamacadaha ay qaadacaan shirkadaha iyo shakhsiyaadka xiriirka la leh Israa'iil ayaa waxaa ay ka…
Wasiirka Amniga Israa’il oo shil baabuur ku dhaawacmay
April 26 (Jowhar.com)-Wasiirka amniga qaranka Israa'iil Itmar Ben-Gvir ayaa dhaawacmay kadib markii gaarigii uu saarnaa uu rogmaday.
Gabar yar oo laga soo saaray minka hooyadeed oo mayd ah oo geeriyootay
April 26 (Jowhar.com)- Ilmo yar oo maalmo kahor qaliin looga soo saaray iyadoo nool caloosha hooyadeed oo mayd ah ayaa maanta geeriyootay.
Madaxweyne Xasan oo ka qeybgalay munaasabada maalinta midnimada Tanzania
April 26 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Tanzania ayaa madaxda sare ee dalkaasi kala qayb galay munaasabada maalinta…
Shir looga hadlayay kahortagg wasakheynta badaha oo lagu qabtay Turkiga
April 26 (Jowhar.com)- Shir caalami ah oo looga hadlaayey sidii wax looga qaban lahaa ka hortagga wasakheynta Badaha iyo ka faa’ideysiga kheyraadka ayaa lagu qabtay Magaalada Ankara ee dalka Turkiga.
Madaxweyne Xasan Sheekh oo si weyn loogu soo dhaweeyay dalka Tansaaniya
April 25 (Jowhar.com)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Tansaaniya ee Daaru-salaam, halkaas oo xarun u ah Dallada Bulshada Bariga Afrika ee…
Howlgal ay filiyeen ciidamada Soomaaliya iyo kuwo kale oo ka dhacay Mudug
April 25 (Jowhar.com)- War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka iyo saaxiibada caalamka oo laga fuliyay hawdka deegaanka Tabar-mooge oo qiyaastii 28-km Waqooyi kaga…
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo amar ku soo rogay hay’adaha dowlada
April 25 (Jowhar.com)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre oo guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada ayaa faray Hey’adaha Dowladda in aan lagu qaban karin meel ka baxsan dalka shirarka u…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo soo saaray farriin ku socota Puntland
April 24 (Jowhar.com)- Madaxtooyada Soomaaliya oo goordhow qoraal ka soo saartay ayaa madaxda maamul goboleedyada u diray, gaar ahaan Puntland fariin ah ineysan faraha la galin arrimaha u gaarka ah dowladda dhexe.
Wasiir Fiqi iyo Safiirka Imaaraadka oo ka wadahadlay xiriirka labada wadan
April 24 (Jowhar.com)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta,…
Suldaanka Beelaha Shiidle oo ku geeriyooday magaalada Jowhar
April 24 (Jowhar.com)-Waxaa magaalada Jowhar saaka waaberigii ku geeriyooday Allaha u naxariistee Suldaan Axmed Rashiid Sheekh Shuceyb oo ahaa suldaanka beellaha Lixda Shiidlo.
Xamze oo xalay la kulmay Saraakiisha iyo ciidamada la socday Markabka dagaal ee Turkiga
April 24 (Jowhar.com)-Saraakiisha iyo ciidamada la socda markabka dagaal ee shalay ku xirtay dekadda Muqdisho ayaa xalay ku hoyday halkaas, waxana qaar kamid ah casho sharaf loogu sameeyay hudheelka Dikaale.
Mareykanka oo cunaqabateyn cusub kusoo rogay Iran
April 24 (Jowhar.com)-Maraykanka ayaa cunaqabatayno cusub ku soo rogay dalka Iran Salaasadii, iyaga oo bartilmaameedsaday afar qof iyo laba shirkadood oo ay ku eedeeyeen inay ku lug leeyihiin hawlo la xidhiidha xatooyo dhinaca internetka…
Xasan Sheekh;”Kuwii Shalay Colaada aan ka baqi jirin Maanta Nabadda ayay ka baqayaan”
April 23 (Jowhar.com)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo khudbad ka jeediyay maanta munaasabad ka dhacday markabka dagaal ee dowlada Turkiga dushiisa ay ku soo hadal qaaday arrimo siyaasadeed oo uu ku duur xulayay siyaasiyiinta ka…