Isbitaal Takhasusiga ee Somali Sudanese oo guuleystay abaalmarinta isbtaalka ugu fiican ee gaarka…
Munaasabad lagu bixinayay abaalgudka Goobta Caafimaad ee ugu weyn uguna fiican Soomaaliya oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ayaa lagu qiimeeyay xarumo xarumo caafimaad kala duwan oo ka howlgalla Gobolka Banaadir.