Axmed Madoobe oo magacaabay Golahiisa Wasiirada

Madaxweynaha Dowlada goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay magaacabay xubnaha cusub ee Golaha Wasiirada.

Xubnaha golaha wasiirada cusub waxaa ka mid wasiiro cusub,qaar ka mid ah wasiiradii hore ay ku jiraan.

Magacaabidda golaha wasiirada ayaa ku soo beegantay xilli lagu wado in Madaxweynaha Jubbaland uu soo gaaro magaalada Muqdisho si uu ugaga qeybgalo shirka loogaga hadlayo arrimaha doorashooyinka.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More