Browsing Category
NEWS
NEWS
Madaxweyne Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka oo Muqdisho shir uga furmay
Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno katirsan Wakiilada Beesha Caalamka ayaa kulan gaar ah uga furmay goordhow Xerada Afisiyooni ee magaalada Muqdisho.
Axmed Madoobe oo ka hadlay aragtidiisa Muddo kordhinta Dowlada
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" ayaa si toos ah uga horyimid muddo kordhintii Xildhibaanada Golaha Shacabka ay u sameeyeen hay’addaha dowladda Federaalka iyo Madaxweynaha waqtiga ka dhamaaday…
Xasan Xundubey oo sheegay in aanay qorshaha ugu jirin in la weeraro Jen. Saadaq
Wasiirka Amniga Gudaha Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in aanay jirin qorshe dowladda ugu jiro oo ah in la weerarayo Jen. Saadaq Cumar Xasan oo xalay dib ugu laabtay deegaanka Shirkole oo ah deegaan ay u badan yihiin reerkiisa.
Guddoomiyihii degmada Xamar Jajab oo goordhow la dilay
Guddoomiyihii degmada Xamar Jajab Maxamed Cabdi Axmed Xayle ayaa goordhow lagu dilay xaafada Sarkuusta ee duleedka Muqdisho.
Xildhibaano taageersan Saadaq Joon oo gaaray xaafada Shiirkole
Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka oo taageersan isla markaana ku heyb ah Jen. Saadaq John ayaa goordhow gaaray deegaanka Shirkole ee degmada Hodon.
Wararkii ugu dambeeyay xiisad caawa ka jirta magaalada Muqdisho
Xiisad colaadeed ayaa ka jirta caawa magaalada Muqdisho kadib markii Taliyihii Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir Jen. Saadaq John uu dib ugu laabtay deegaanka Shiirkole ee degmada Hodon.
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay sababaha ay u burbureen wadahadaladii doorashooyinka
Wareysi dheer oo uu telefishinka Shabeelle siiyey Madaxweyne Farmaajo ayuu badankiis uga hadlay fashilka wada hadalladii dowlad gobolleedyada iyo DFS.
Saraakiil ku dhaawacantay qarax ka dhacay wadada u dhexeysa Jowhar iyo Balcad
Labo sarkaal oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka ayaa ku dhaawacantay kadib markii gaari ay saarnaayeen ay miino kula qaraxday meel u dhexeya magaalada Balcad iyo deegaanka Qalimow ee gobolka Sh/dhexe.
Qaban qaabada shir ka dhan ah muddo kordhinta Farmaajo oo ka socda Muqdisho
Waxaa socota Qaban qaabada shirweyne todobaadka soo socda ka dhici doona Muqdisho, kaasoo ah shir Beelaha Hawiye isugu imaanayaan oo ay ka qeyb galayaan waxgaradka, siyaasiyiinta, madaxdii hore iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada…
C/raxmaan Baadiyow “muddo kordhinta waxaa ka dhalan kara dagaal sokeeye”
La taliyihii hore ee Ra’iisul Wasaaraha Dr. C/raxmaan Baadiyow ayaa ka digay muddo kordhinta lagu dhawaaqay inuu dalka u horseedo dagaal sokeeye.
Toogasho lagu diley siddeed ruux oo ka dhacday dalka Maraykanka
Sideed qof ayaa lagu dilay qaar kalena waa la dhaawacay toogasho wadareed ka dhacday xarunta Indianapolis FedEx ee dalka Maraykanka.
General Odowaa oo kala hadlay AMISOM qorshaha howlgalka amniga dalka
Shir labo cisho Magaalada Muqdisho uga socdey Taliska Ciidanka AMISOM iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa la isku afgartey oo ku soo gabagaboobey in taliska Ciidamada xoogga dalka lagu wareejiyo hogaaminta Qorshaha Howlgalada Amniga Dalka…
Mareykanka oo Safiir cusub u soo magacaabaya Soomaaliya
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ka filayaa inuu Safiir cusub u soo magacaabo Soomaaliya, kaasoo bedelaya Donald Yamamoto oo howshiisa diblomaasiyadeed u soo dhamaatay.
Maxkamada gobolka Banaadir oo dacwad ku soo oogtay Soomaali iyo Ajaanib
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa u yeertay lix ruux oo afar ka mid ah ay yihiin ajnabi halka labada kalana ay yihiin muwaadiniin Soomaali ah.
Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibbada Balal Cusmaan oo la kulmay Safiirka Ruushka ee Soomaaliya
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Balal Cusmaan ayaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kula kulmay Safiirka Ruushka u qaabilsan Somalia iyo Jabuuti Michail Golovnov.
Musharaxiinta Madaxweynaha oo bilaabay inay degaan gudaha degmooyinka Muqdisho
Qaar ka mid ah Musharaxiinta madaxweynaha ayaa bilaabay inay ka guuraan guryihii ay ka degenaayeen magaalada Muqdisho kadib markii dhowaan Golaha Shacabka uu meel mariyay muddo kororsi labo sano ah.