Browsing Category
NEWS
NEWS
Madaxweyne Farmaajo oo ka hadlay geeridii ku timid Wasiirkii hore ee Gaashaandhiga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, ehelada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Wasiirkii Hore ee Gaashaandhigga…
The EU defends the distribution of Covid-19 vaccine because countries complain that it is uneven
The European Commission on Saturday defended its policy of distributing COVID-19 vaccines evenly across the block…
Wasiirka Caafimaadka Jordan oo is casilay kadib markii bukaano ay u dhinteen Ogsijiin la’aan
Wasiirkii caafimaadka ee dalka Jordan Nathir Obeidat ayaa is casilay kadib markii qaar kamid ah bukaano uu soo ritey cudurka Covid 19 ay ugu dhinteen isbitaal ay dowladu maamusho ogsijiin la’aan.
England ends France’s Grand Slam dream with a 23-20 Six Nations victory
Maro Itoje's attempt four minutes from time saw England crush France's hopes of a 23-20 Grand Slam victory in the Six Nations at Twickenham on Saturday.
Faahfaahin Qarax caawa ka dhacay magaalada Muqdisho
Qarax miino nuuca dhulka lagu aaso ah ayaa waxa uu ka dhacay caawa magaalada Muqdisho iyadoo qaraxaasina lala eegtay sarkaal ka tirsan ciidamada dowlada Soomaliya.
Former Bolivian President Anez has been arrested in the fight against the opposition
Bolivia's former acting president Jeanine Anez was arrested on Saturday on terrorism and rebellious charges for what her predecessor and political rival Evo…
Guddoomiyaha Aqalka Sare oo la kulmay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa kulan gaar ah la qaatay Safiirka cusub ee Dowladda Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya Marwo Kate Foster.
Musharax Madaxweyne Dr. Abdinasir oo ka hadlay dacwadda kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya
War-saxaafadeed uu soo saaray maanta Musharaxa Madaxweynaha Soomaaliya sannadka 2021 Dr. Abdinasir Abdille Mohamed ayuu kaga hadlay kiiska dacwadda badda ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya isagoo sheegay in ay lama taabtaan tahay xuduudda…
The Covid-19 situation in the Paris area is extremely tense, says the French Prime Minister
Despite increasing COVID-19 cases, President Emmanuel Macron's administration has so far not declared a new national…
Videos showing Asian Americans being attacked arouse outrage and fear
Videos of Asian Americans, mostly seniors, being violently shot to the ground and robbed in unprovoked attacks in…
Nigeria intensifies search for 39 abducted students
Nigerian security forces intensified efforts on Saturday to rescue dozens of students abducted from their hostels in…
Madaxweynaha Puntland Saciid Deni oo ka degey garoonka diyaaradaha Muqdisho
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goor dhow ka soo degey garoonka diyaaradaha Aden Cadde magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Somaliland oo warqadda aqoonsiga ka guddoomay wakiilka Imaaraatka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay wakiilka cusub ee Isutagga Imaaraataka Carabta usoo magacaawday in uu u fadhiyo Somaliland.
Ilaalada gaarka ah ee Madaxweyne Deni, kuna hubeysan hub culus oo soo gaaray Muqdisho
Ilaalada gaarka ah ee Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa saaka maanta soo gaaray Muqdisho, iyaga oo sugaya amniga Madaxweynaha.
Senegal’s opposition suspends Dakar protocol following clashes following the arrest of leader…
A Senegalese opposition movement has suspended a demonstration scheduled for Saturday after previous protests against…
Top Democrats call on New York Governor Cuomo to step down amid allegations of sexual harassment
New York Gov. Andrew Cuomo confronted a fantastic series of defections Friday amid allegations of sexual harassment that left the high-profile Democrat…