Guddiga Doorashada Jubbaland oo shaaciyay qabashada doorashada 16kursi

Mar 16(Jowhar.com) – Guddiga doorashada Jubbaland ayaa shaaciyay 16 kursi oo ahaa kuraasta taal magaalada Garbahaarey, waxaana guddiga u sheegay in muddo labo todobaad gudahood lagu qabanayo.

Qoraalka shaacinta kuraastan ayaa lagu caddeyn inay ka dhaceyso Garbahaarey oo aheyd deegaan doorashada labaad ee Jubbalan, iyadoo Maamulka Jubbaland uu qorsheynayo in kuraastan ku qabto meel aan aheyn Garbahaarey.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More