Maamulka KoofurGalbeed oo ka horyimid jadwalka dhaarinta xildhibaanada cusub

Mar 16(Jowhar.com) -Maamulka Koofur Galbeed ayaa ka horyimid jadwalka isu yeerista iyo dhaarinta Xildhibaanada labada Aqal ee Guddiga FEIT uu soo saaray, waxaana ay caddeeyeen inay aqbaleyso oo kaliya jadwal iyo qorshe ay ku heshiiyaan Golaha Wadatashiga Qaran.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Maamulka Koofurgalbeed ayaa lagu sheegay in guddiga doorashooyinka iyo xafiiska ra’iisul wasaaraha inaysan wax kaalin ah ku lahayn isu yeerista iyo dhaarinta xildhibaanada.

War Saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Koofurgalbeed ayaa u qornaa sidan;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More