Madaxweyne Xasan Sheekh oo lakulmay Safiirka Maraykanka Lary Andre

May 16 (Jowhar.com)-Madaxweynaha markale dib loo doortay Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya.

Safiirka ayaa Madaxweynaha ugu tagey sallaan iyo sidii uu ugu hambalyeeyn lahaa doorashada uu ku guueystay xalay ee ka dhacday Teendhada Afisiyooni.

Dhinaca kale, Dowladda Kenya ayaa Hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, iyada oo sheegtay in ay si darisnimo leh ula shaqeyn doonto.

Waxaa sidoo kale Xasan Sheekh uu maanta la kulmay Cabdikariin Qalbidhagax oo dhawaan dalka yimid.

 

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More