Maxkamada Racfaanka oo mar kale dhageysaneyso kiiska dilka ee loo heysto Sayid Cali

May 05 (Jowhar.com)- Maxkamadda Rafcaanka ee G/Banaadir ayaa la filayaa in maanta markii 2-aad ay dhageysato kiiska dacwadda ah ee ka dhanka ah eedeysane Sayid-cali Macalin Daa’uud oo ku eedeysan in xaaskiisa uu ku gubay magaalada Muqdisho.

Maxkamadda ayaa todobaadyo ka hor la horkeenay eedeysanaha kadib markii uu rafcaan kasoo qaatay xukun dil toogasho ah oo ay ku ridday maxkamadda G/Banaadir.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More