Madaxweyne Xasan oo la kulmay ergeyga gaarka ah ee Shiinaha u qaabilsan geeska Afrika
Dec 17 ( Jowhar) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Ergayga Gaarka ah ee dowladda Shiinaha Wakiilka uga ah Geeska Afrika Mudane Xue Bing oo booqasho rasmi ah…
Global Inattention to Sudan’s Humanitarian Crisis as Children Suffer from Hunger
Humanitarian organizations report that Sudan is experiencing the direst humanitarian disaster in recent memory, yet the crisis affecting this northeast African nation largely goes unnoticed by the global community.
Gudoomiyaha golaha shacabka oo la kulmay gudiyada doorashooyinka Soohdimaha
Dec 17 ( Jowhar) Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe).
Xogta safarka Erdogan ee dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya
Dec 17 ( Jowhar) Xukuumadda Turkiga ayaa sheegtay in madaxweyne Racep Tayyip Erdogan uu booqan doono dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya horraanta sannadka soo socda. Weli lama sheegin taariikhda ay ku aaddan tahay booqashadiisa.
Macron Set to Travel to Cyclone-Affected Mayotte Soon
French President Emmanuel Macron has announced that he will visit the French Indian Ocean territory of Mayotte "in the coming days," where reports indicate that hundreds are feared dead following Cyclone Chido's passage.
South Korea’s Highest Court Launches Impeachment Trial for Yoon
South Korea - The constitutional court of South Korea has initiated proceedings regarding the impeachment of President Yoon Suk Yeol, who is currently suspended from his position following his unsuccessful attempt to impose martial law.
Assad wuxuu ku andacoodey inuu ka tagay Suuriya fiidkii Dimishiq waa la qabsaday
Dec 17 (Jowhar)-Bashaar al-Asad, hogaamiyihii la afgambiyey ee Suuriya, ayaa sheegay in 8-dii bishan December looga soo daadgureeyay dalka Ruushka saldhigga Hmeimim ee dalka Suuriya, iyadoo saldhiggaas lala beegsaday weerarro ay fuliyeen…
12-Year-Old Girl Appears in Court for Elderly Man’s Death in UK Park
A 12-year-old girl has appeared in court in England facing charges of manslaughter in connection with the death of a pensioner who passed away following an alleged attack while walking his dog in a nearby park.
EU Foreign Ministers Address Leadership Changes in Syria
The European Union is prepared to reconsider sanctions against Syria if the country’s new leadership demonstrates "positive steps" toward forming an inclusive government and upholding the rights of women and minorities, stated EU foreign…
Assad Claims He Departed Syria the Evening Damascus Was Captured
Bashar al-Assad, the ousted leader of Syria, stated that he was evacuated to Russia from the Hmeimim base in Syria on the evening of December 8, as the base was targeted by drone attacks. He had departed from Damascus the same morning, with…