Wararkii ugu dambeeyay dhul gariir ku dhuftay Turkiga
Dhulgariir xoog leh ayaa ku dhuftay xeebta Aegean ee Turkiga iyo waqooyiga jasiiradda Giriigga ee Samos, halkaas oo uu ku burburiyey guryo ayna ku dhinteen ugu yaraan 22 qof.
Dhulgariirka cabirkiisu yahay 7.0 ayaa haleelay gobolka Izmir ee…