Dowlada Sudan oo qarka u saaran inay xiriir diblumaasi la sameysato Israel
Dowlada Sudan ayaa laga yaabaa inay xiriir diblumaasi la sameysato Israel sida ay tilmaamayaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalkaas.
Arrintan ayaa dhici karta marka la dhiso baarlamaan uu yeesho dalka Sudan,iyadoo weli aan la isku raacin…