Hanti Dhowrka Guud oo Waxba kama jiraan ku tilmaamay Heshiiska 7 xirmo ee Shidaalka
Hanti Dhowrka Guud ee Qaranka ayaa waxba kama jiraan ka soo qaaday heshiiskii 7 xirmo ee shidaalka oo uu saxiixay Wasiirka Batroolka C/rashiid Maxamed Axmed.Xafiiska Hanti Dhowrka oo ka jawaabayay warqad Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha u!--more-->…