Qarax ka dhacay magaalada Beledweyne

Qarax xoog leh ayaa goordhow ka dhacay bartamaha magaalada Beledweyne iyadoo uu sababay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Qaraxa ayaa ka dhacay maqaaxi ku dhow madaxtooyada Beledweyne,lamana oga waxa uu ka dhashay qaraxa. Hase yeeshee wararka qaar  ayaa waxa ay sheegayaan in qaraxan uu ka dhashay qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More