Qarax ka dhacay xarun lagu tababaro ciidamada magaalada Muqdisho

Qarax xoog leh ayaa goordhow ka dhacay xarun lagu tababaro ciidamada magaalada Muqdisho caasimada dalka Soomaaliya.

Wararku waxa ay sheegayaan in qaraxa uu ka dhashay qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa waxaana qaraxa ka dhashay qasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac.

Wixii ku soo kordha warkan kala soco jowhar.com

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More