Ra’iisul Wasaare Rooble oo kulan la yeeshay Hogaanka hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay hoggaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.
Kulankan ayuu ra’iisul wasaaraha waxa uu warbixino ku saabsan qaabka ay hay’ada u shaqeyso ka dhagaystay madaxda hay’adda oo dhowaan yeelatay mas’uul cusub.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay xoojinta iyo dardargelinta howlaha iyo adeegyada hay’addu siiso shacabka Soomaaliyeed.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More