Rooble oo maanta kula damaashaaday xeebta Liido dhalinyaro

Ra’iisul Wasaare Rooble oo saaka u dabaal tagay Xeebta Liido, halkaasoo kula kulmay dadweyne u dabaal tagay iyo dhalinyaro mutadawiciin ah oo maalinta jimcaha ka sameeya Xeebta olole nadaafadeed.

Maalinta jimcaha oo ah maalin nasasho ah ayay dadweynaha damaashaad iyo dabaal u tagaan Xeebta Liido.

Rooble ayaa ku ammaanay dhalinyarada waxqabadka muhiimka ah ee ay u hayaan wadankooda.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More