Rooble oo magacaabay guddi ka shaqeeya dib u soo celinta ciidanka la geeyay Beledweyne

R/wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa Guddi u Magacaabay Ciidamadii Beledweyne la geeyay, islamarkaana dib loogu soo celiyo Magaalada Muqdisho.

Xubnaha la magacaabay ayaa waxaa ka mid ah:-

1:Gen Muqtaar Xuseen Afrax Wasiirka Arrimaha Gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Gudoomiye

2:Cabdullaahi Maxamed Nuur Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Gudoomiye kuxigeenka

3:Khaliif Cabdi Cumar Wasiirka Wasaaradda Ganacasiga iyo Warashada Xubin

4:Cabduqaadir Maxamed Nuur Wasiirka Gaashaandhigga Xubin

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More