Saddex Xildhibaan oo saaka lagu doortay magaalada Muqdisho

Doorasho xildhibaano ka tirsan Golaha Shacabka ayaa saaka lagu doortay magaalada Muqdisho.
Saddex mudane oo ka tirsan golaha Shacabka ayaa doorashadii saaka ka dhacday magaalada Muqdisho waxaa kursiga ugu horeeyay ku guuleysatay Khadra Maxamuud Raage kursiga tirsigiisu yahay Hop#247ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

 

Cabdiraxmaan Axmed Suge ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#245 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

 

Ayuub Ismaaciil Yuusuf ayaa ku guuleystay kursiga tirsigiisu yahay Hop#215 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Muqdisho.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More