NEWS Shirka Wadatashiga Qaran oo ka furmay Muqdisho By Mahad On May 22, 2021 Share Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa guddoomiyay Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka dalka oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho. Related Posts Israel oo ku dhawaaqday iney ciidamo dheeraad u direyso… May 17, 2024 Agaasimaha Hay’ada Socdaalka oo la kulmay Dhiggiisa… May 16, 2024 Shirka waxaa ka qeyb galaya madaxweyneyaasha dowlad-goboleedyada Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor, HIrshabelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe, Jubaland Axmed Maxamed Islaam, Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed Filish. Shirka maanta furmay ayaa looga hadlayaa dhammeystirka hannaanka doorashooyinka dalka. Share