War Deg deg ah;Baarlamaanka oo kulankiisii goordhow furmay

Kulan ay yeelanayaan xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed ayaa goor dhow furmay iyadoo dib u dhac uu ku yimid waqtigii hore loo qorsheeyay.

Baarlamaanka ayaa waxa uu ka doodayaa mooshin ay soo gudbiyeen illaa labaatan xildhibaan. Xildhibaaanada baarlamaanka ayaa waxaa dib u dhaca ku keenay kadib markii taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed ee gobolka Banaadir uu diiday in maanta uu furmo kulankan.

kala soco jowhar.com wixii ka soo baxa kulanka baarlamaanka maanta.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More