Cabdi Xaashi Cabdulaahi oo markale loo doortay guddoomiyaha Aqalka Sare

April 26 (Jowhar.com) -Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayaa markale loo doortay gudoomiyaha aqalka sare kadib markii uu helay codad kabadan kalabar tirada codeysay.

Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa helay codad gaaraya 28 Cod halka musharaxii labaad ee ku soo xigey Saalax Jaamac uu ka helay 24 Cod,balse Cismaan Abokor Dubbe ayaa helay 2 Cod.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More