Akhriso kuraasta ugu horeysa ee lagu soo dooranayo Galmudug

Guddiga doorashooyinka Galmudug ayaa ku dhawaaqay shanta kursi ee ugu horeysa ee doorashadoodu ka dhacayso Galmudug.

Shanta Kursi ee Golaha Shacabka ee doorashadiisa maalmaha soo socda ka bilaabaneyso Galmudug

HOP#043 Hussein Qaasim Iidow.
HOP#054 Abdishakur Ali mire.
HOP#104 Mahad Abdalla Awad.

  • HOP#067 Abdullahi Ali Ahmed.
    HOP#026 Ikraan Absuge

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More