Akhriso Magacyada Musharaxiinta ku tartamaysa kuraasta taala magaalada Baraawe

Guddiga doorashada maamulka Koonfur Galbeed ayaa soo saaray goordhaw shaaciyay liiska musharaxiinta ku tartameysa doorashada 11 kursi oo kamid ah kuraasta gollaha shacabka ee Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Kuraasta la shaaciyay ee lagu dooranayo Baraawe lana shaaciyay musharaxiinta ku tartameysa ayaa waxaa ku jira kursiga HOP145 uu horey ugu fadhiyay Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Cabdiweli Muudey, waxaana kursigan ku tartamaya labo musharax oo cusub.

Musharaxiintan ayaa waxaa ka mid guddoomiyaha baarlamaanka Koofurgalbeed iyo musharaxiin ay ka mid yihiin dhalinyaro aan hore siyaasad ugu jirin;

Halkan hoose ka aqriso magacyada musharaxiinta la shaaciyay;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More