Wasiirka Arriimaha dibbada oo la kulmay Madaxweynaha Tanzania
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Federaalka ah, Mudane Cabdul Saciid Muuse Cali oo ka qeyb-galaya Shir-madaxeedka Afrika iyo Yurub ayaa kulan muhiim ah Magaalada Brussels kula yeeshay madaxweynaha dalka…