Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika oo ka wada hadlay Amniga Guud ee Dalka.
Kulan loogaga hadlayay arrimaha ammaanka dalka Soomaaliya ayna ka qeybgaleen mas'uuliyiin uu ka mid ahaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Wasiiru Dowlaha Amniga, Xafiiska Lataliyaha Amniga Qaranka, XDS, Midowga Yurub, Midowga Afrika,…