Ganacsade caan ah oo lagu diley magaalada Kismaayo

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka jubbada Hoose ayaa waxaa ay sheegayaan in lagu diley maanta mid ka mid ah ganacsatada ku nool magaaladaas. Koox ku hubeysan bastoolado ayaa ku dishay xaafada Calanley ee magaalada…

Somaliland oo hakisay wadashaqeynta Qaramada Midoobay

Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay hakisay dhamaan wadashaqeyntii iyo howlihii kale oo ay hay’adaha Qaramada Midoobay ka wadeen Somaliland. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Qorshaynta & Horumarinta Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in la…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More