Wakiilka Qaramada Midoobay James Swan oo gaaray Dhuusamareeb
Wakiilka Qaramada Midoowey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya James Swan ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad goboleedka Galmudug waxaana garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay mas'uuliyiin uu ka mid ahaa Madaxweyne ku xigeenka…