Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo loo doortay xildhibaan Golaha Shacabka

Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ku guuleysatay kursiga tirsigiisu yahay Hop#138 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu maanta ka qabsoontay magaalada Dhuusamareeb.

Guddoomiyaha xisbiga Wadajir ayaa helay codad gaaraya 86 iyadoo uu noqday mid kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliyeed xubnaha mucaaradka ah ee ku soo biirey.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More