Browsing Category
NEWS
NEWS
French Prime Minister seeks new law to improve protection of officials from threats
French Prime Minister Jean Castex said on Friday that his government would introduce legislation to improve the protection of public servants from threats.
Qaramada Midoobay oo ku baaqday in Saaxada Siyaasada Soomaaliya loo furo dadka oo dhan
Qaramada Midoobay ayaa soo saartay war saxaafadeed ay ugaga hadlayso doorashooyinka kahor arrimaha siyaasada dalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka Wadani Cabdiraxmaan Cirro oo laga helay cudurka Covid-19
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADANI Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro ayaa laga helay cudurka Covid-19.
Mareykanka oo ansixiyay daawo cudurka Korona lagu dabiibi karo
Daawadan waxaa la siin doonaa bukaannada ku jira isbitaallada, hasayeeshee hay'adda Qaramada Midoobay u qaabilsan caafimaadka (WHO) waxa ay sheegaysaa in waxatarkeedu uu yar yahay.
Duqeyn lagu diley 12 arday ah dalka Afghanistan
Ugu yaraan 12 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay duqeyn dhanka cirka ah oo lala beegsaday Dugsi lagu barto diinta oo kuyaala gobolka Takhar ee waqooyiga Afghanistan, sida ay sheegeen saraakiisha deegaanka.
Maalinta Codka kalsoonida loo qaadayo Golaha Wasiirada oo la shaaciyay
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maalinta berito oo Sabti ah taariikhduna ku beegan tahay 24ka Oktooba 2020 inay kulanka ay yeelanayaan ay codka kalsoonida ugu qaadaan golaha wasiirada cusub ee…
Libyan rivals sign nationwide ceasefire agreement at UN ceremony
Libya's warring parties signed an agreement on "a permanent ceasefire in all areas of Libya," the United Nations Support Mission in Libya (UNSMIL) said in a Facebook post on Friday.
Final presidential debate in the USA: ‘A victory for the new format and the moderator’
With more discussion of politics - and fewer insults - than last time, US President Donald Trump and his Democratic…
Slim hopes for peace in Nagorno-Karabakh ahead of US-led talks
Hopes of ending nearly a month of bloodshed in the mountain enclave of Nagorno-Karabakh looked slim on Thursday as…
Akhriso Magacyada Xubnaha Guddiga Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka ee Galmudug
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa gudbiyay Xubnaha Galmudg ku matalaya Guddiga doorashooyinka iyo xalinta khilaafaadka.
Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay magacaabista Wasiirka cusub ee Gargaarka
Ku xigeenka wakiilka gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Adam Abdelmoula ayaa hambalyo u diray wasiirka wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Marwo Khadija Maxamed Diiriye oo ka mid ahayd xukuumaddii uu todobaadkan magacaabay…
The US Food and Drug Administration approves antiviral belt desivir for the treatment of Covid-19
The US Food and Drug Administration (FDA) on Thursday approved Gilead Sciences, Inc.'s antiviral drug remdesivir for the treatment of patients admitted to Covid-19, making it the first and only drug approved for the disease in the United…
Trump and Biden go head-to-head in the final presidential debate, silent button ready
U.S. President Donald Trump squares off against Democratic challenger Joe Biden on Thursday in what promises to be a bruise final debate with less than two weeks left in the White House fight. Follow FRANCE 24's live blog, which starts at…
In France, one can expect ‘mistrust of a Covid-19 vaccine’
More than four out of ten French people would be reluctant to get a vaccine for Covid-19 if one becomes available, a…
Poland’s Supreme Court rules that abortion due to congenital defects is unconstitutional
Poland's Supreme Court ruled on Thursday that a law allowing abortions of fetuses with congenital defects is…