Browsing Category
NEWS
NEWS
Sheekh Shariif oo gaaray Nairobi lana kulmay Xasan Cali Kheyre
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa gaaray maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya, isagoo labadii bil ee la soo dhaafay ku sugnaa dalka Imaaraadka Carabta oo ay qoyskiisa degan yihiin.
Waxana uu Shariif Sheekh durba…
Dowlada Sudan oo qarka u saaran inay xiriir diblumaasi la sameysato Israel
Dowlada Sudan ayaa laga yaabaa inay xiriir diblumaasi la sameysato Israel sida ay tilmaamayaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta dalkaas.
Arrintan ayaa dhici karta marka la dhiso baarlamaan uu yeesho dalka Sudan,iyadoo weli aan la isku raacin…
Baarlamaanka Galmudug oo ansixiyay Sharciga Golayaasha Deegaanka iyo Dowladaha Hoose
Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug kulankoodii maanta oo ay ku yeesheen magaalada Dhuusamareeb ayaa waxa ay ku ansixiyeen Sharciga Golayaasha Deegaanka Dawladaha Hoose.
Kulanka ayaa waxaa shir gudoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka…
Moderator has ‘dumb power’ like Trump, Biden faces in the final presidential debate
U.S. President Donald Trump squares off against Democratic challenger Joe Biden on Thursday in what promises to be a…
Dalladaha Waxbarashada oo soo dhaweeyay Wasiirka Cusub ee Wasaarada Waxbarashada
Shir ay si isugu yimaadeen Dalladaha Waxbarashada Soomaaliya oo looga hadlaayey isbedelka Wasaaradda Waxbarashada ayaa lagu soo dhaweeyey islamarkaana laguna taageeray Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Eng Cabdullaahi…
The inmates voted in elections in the United States
Inmates in a Chicago prison have cast their ballots this week in the U.S. presidential election, a rare chance to vote…
French Prime Minister Castex announces new Covid-19 measures as cases escalate
Six days after the curfew went into effect in Greater Paris and eight other metropolitan areas, French Prime Minister…
Carla Bruni on her new album and making music during lockdown
Supermodel, singer-songwriter, France's former first lady: Carla Bruni has already had many lives. She is now…
Weriye Cabdulaahi Kulmiye oo xabsiga laga sii daayay
Weriye Cabdulaahi Kulmiye Caddow oo ka tirsan idaacada Kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa la sii daayay goordhow kadib muddo afar cisho ah oo uu u xirnaa dowlada federalka.
Cabdulaahi Kulmiye ayaa la sii daayay iyadoo aan la geyn maxkamad…
The shot was heard, the prison lit during unrest in Nigeria’s Lagos after shots were fired at…
Shots rang out and a prison was set on fire as fresh unrest rocked Nigeria's largest city Lagos on Thursday after the…
Booliska Beledweyne oo ka warbixiyay sababta loo joojiyay Banaanbax ka dhici lahaa Beledweyne
Taliska Booliska Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ay faah fahin ka bixiyeen sababaha keenay inay joojiyaan banaanbax ay dadka reer Beledweyne ku muujinayeen sida ay uga soo horjeedaan habka lagu wado dhismaha Hir-Shabelle.
Taliyaha…
Former Prime Minister Hariri as head of the new government in the crisis-ridden Lebanon
Lebanese President Michel Aoun on Thursday asked Saad Hariri, a former prime minister, to form a new government to…
The democratic opposition in Belarus awarded the Sakharov Prize 2020
The European Parliament has awarded this year's Sakharov Prize for Freedom of Thought to the democratic opposition in…
Race to the White House: Rules for the American Election Process Explained
Ahead of Election Day on November 3, we will answer your questions about the US presidential election and especially…
Maamulka Puntland oo gudbiyay Xubnaha Guddiyada Doorashada iyo Xalinta Khilaafaadka
Maamulka Puntland ayaa soo gudbiyay xubnaha Puntland ku metelaya guddiyada doorashooyinka iyo kan Xalinta khilafaadka doorashada ee heer federal.
Xubnaha la gudbiyay ayaa mid ka mid ah waxa ay tahay dumar iyagoo magacyadoda lagu kala…
Bangiga Dhexe oo beeniyay warar lagu faafiyay Baraha Bulshada
Qoraal ka soo baxay Bangiga dhexe ee Soomaaliya ayaa lagu beeniyay warar dhowaan lagu baahiyay baraha bulshada kuwaasoo la xiriiray bangiyada dalka qaarkood.
Warkan ka soo baxay bangiga dhexe ayaa lagu sheegay in aysan jirin wax dacwad ama…