Daawo;Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka warbixinaya shirarka Midowga Musharaxiinta

C/raxmaan C/shakuur ayaa ka warbixiyay shirka maalintii labaad galay ee u socda Midowga Musharaxiinta oo looga hadlayo xaalada dalka, sidoo kale waxay darsayaan hababka u furan ee lagu joojin karo boobka doorashada. Shirka Midowga Musharaxiinta waxaa maanta ku soo biiray oo tallooyin laga dhageystay Ra’iisul Wasaarihii hore Cumat C/rashiid iyo Guddoomiye Jawaari.

Shirarka Midowga Musharaxiinta iyo saameynta durba uu dhaliyay wuxuu keenay in kuraas lagu muransanaa doorashadooda lagu celinayo, halka kuwa kalena laga fikirayo oo go’aankooda la sugayo, waxaana tani ay muujisay lagama maarmaannimada in la helo doorasho kalsooni lagu qabi karo oo aan kuraastooda la boobin.

Halkan hoose ka daawo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlaya kulamada Midowga Musharaxiinta;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More