Deg deg: Wasiir Khadiija Diiriye oo ku geeriyootay dalka Jabuuti

Dec 20 (Jowhar.com)-Wasiirkii Hawenka XFS Khadiijo Maxamed Diiriye oo ku geeriyootay dalka Jabuuti Magalada Jabuuti

Dhowr maalin ayeey ku xanuunsaneyd Cisbitaal Jabuuti ku yaalo Magalada Jabuuti

Marxuumadda ayaa maalmo kahor kasoo laabatay magaalada Baydhabo oo ay shir kula soo yeelatay madaxda Koofur Galbeed.

Kadib waxa ay u duushay dalka Jabuuti oo ay uga qeybgaleysay shirka Heritage, waxaase kasoo booday xanuun deg deg ah, taasoo ay ugu danbeyn ugu geeriyootay.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More