Guddiga doorashada dowlad goboleedka Puntland oo shaaciyay 16 kursi oo Boosaaso ay ku qaban doonaan

Feb 27 (Jowhar.com) doorashada dowlad goboleedka ee Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorahada 16ka kursi golaha Shacabka ee taala magaalada Boosaaso.

Doorashada ayaa la qaban doonaa 5-ta ilaa iyo 6-da bisha Soo socota sida lagu sheegay warqad guddiga ka soo baxday. Si aad u aragto magacyada dadka ka qeyb galaayo doorashada dowlad goboleedka Puntland.

Waxaad ka daawan karta iiska hoos ku qooran liiskaas oo sii faahfahinaayo magacyada kodadka iyo waqtigaba.

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More