Guddiga Doorashada Puntland oo Shaaciyay Jadwalka Doorashada 6 kursi

Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleedka ee Puntland ayaa shaaciyay jadwalka doorashada 6 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha Shacaba.

Qoraal ka soo baxay Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Heer Dowlad Goboleedka ee Puntland Cabdikariin muuse Maxamed ayaa lagu shaaciyay jadwalka doorashada lixdan kursi.

Guddiga ayaa sheegay in maalinta Khamiista ah taarikhduna tahay 2 bisha Febraayo laqabanayo Doorashada 5 kursi ee la shaciyay

Kuraasta la shaciyay ayaa waxa ay kala yihiin
1-HOP#192
2-HOP#094.
3-HOP#014.
4-HOP#121.
5-HOP#174
6-HOP#075

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More