Guddoomiye ku xigeenkii Amniga Gobolka Hiiraan oo xilka laga qaaday

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Ali Gudlawe Hussein ayaa Xilkii ka qaaday Gudoomiye Ku Xigeenkii Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Hiiraan Maxamed Meeris Isaaq.

Wareegto kasoo baxday Madaxtooyada Hirshabelle ayaa loogu magacaabay inuu guddoomiye ku xigeenka Amniga gobolka Hiraan uu noqdo Axmed Cusmaan Cabdulle (Axmed Inji) oo hore xilal kala duwan uga soo qabtay gobolka Hiiraan.

Halkan hoose ka aqriso wareegtada lagu magacaabay Axmed Inji;

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More