Habraaca Doorashada Aqalka Sare ee gobolada Waqooyi oo la soo saaray

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee baarlamanka Somaliya Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka dalka Mahdi Guuleed ayaa wadajir u soo saaray habraaca doorahada xubnaha aqalka sare ee gobolada Waqooyi.

Habraacan ayaa waxa uu sal u noqonayaa doorashada kuraasta Aqalka Sare ee 11 xubnood ah,kuwaasoo ay soo dooran doonaan ergo ka kooban 46 xubnood.

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More