Hirshabelle oo shaacisay magacyada guddiga xulaya Ergooyinka 3 kursi

Guddiga hirgelinta Doorashooyinka Hirshabelle waxaa ay shaacinayaan magacyada odayaasha dhaqanka iyo Ururada bulshada Rayidka ee soo xulaya ergada 3 kursi oo Ee hoos ku xusan.

Doorashada saddexdan kursi oo ka dhacaysa magaalada Beledweyne ayaa waxa uu guddiga hore u shaaciyay inay dhici doonto 26ka bishan Febraayo 2022.

Saddexdan kursi ayaa waxa ay kala yihiin HOP#006,HOP#022 iyo HOP#003.

Halkan hoose ka aqriso magacyada guddiga soo xulaya ergada saddex kursi;

 

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More